Xaaf oo mar kale shaaciyay in Dowlada Federaalka dagaal adag kula jirto maamulkiisa

Madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo maanta ku laabtay magaalada Gaalkacyo ayaa shaaca ka qaasay in aan wali wax xal ah laga gaarin khilaafka kala dhaxeeya doewlada federaalka Soomaaliya. Xaaf ayaa sheegay in dowlada Federaalka Soomaaliya wali dagaal adag kula jirto maamulkiisa, waxa uuna cadeeyay in aysan waxbo ka fulin heshiisyadii ay … Continue reading Xaaf oo mar kale shaaciyay in Dowlada Federaalka dagaal adag kula jirto maamulkiisa